Madaxweynaha Galmudug iyo safiirka dowladda Mareykanka oo ka wadda-hadlay dhammeystirka heshiiskii Dhuusmareeb 3
Madaxweynaha Galmudug MD Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Muqdishu kula kulmay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dowladda Maraynkanka Danjire Donald Yamamoto. ...