Warar 

Shirka maamul-gobolleedyada, Gobolka Banaadir iyo dowladda federaalka oo Mogadishu ka furmay

Shirka maamul-gobolleedyada, Gobolka Banaadir iyo dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay Magaalada Mogadishu, kaas oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka Soomaaliya.

Furitaanka shirka wadatashiga Madaxda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb-galaya dhammaan madaxda maamulada iyo Madaxweyne Farmaajo. 

Shirkan ayaa qodobada kale ee looga hadli doono waxaa kamid ah arimaha Siyaasadeed ee kajira Dalka sida Doorashooyinka, Amniga, Kobcinta dhaqaalaha, iyo la dagaalanka Al Shabaab.

Warar kale oo la xiriira