Baarlamaanka 

Baarlamaanka oo maanta la horkeenni doono heshiiska siyaasadeed ee doorashada

Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliga ayaa maanta Magaalada Mogadishu ku leh kulan, kaas oo ajandihiisa uu yahay u codeynta heshiiska doorashada ee ay gaareen madaxda federaalka iyo maanul goboleedyada.

Heshiiska siyaasadeed ee doorashada ayaa qeexaya hab-raaca doorashada dalka ka dhacaysa, waxaana qodob ka mid ah uu sheegayey in la hor geeyo Baarlamaanka si ay ugu badalaan go’aan sharci ah oo tixraac rasmi ah u noqon kara geedi socodka doorashada.

Halkan kala soco kulanka…

Warar kale oo la xiriira