Baarlamaanka 

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka oo maanta ka doodaya Hindise Sharciyeedka Qaxootiga

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh Mogadishu  ayaa ka doodi doona sharciyo dhowr ah, kuwaas oo dhowaan Golaha loo soo gudbiyay.

Ajandayaasha kulanka ayaa kala ah akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedka dhismaha Haya’adda diiwaangelinta dadweynaha iyo bixinta aqoonsiga oo ay soo diyaarisay wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Dowladda Soomaaliya.

Ajandaha kale ee kulanka ayaa ah akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedka Qaxootiga. Guddoonka golaha shacbka ayaa soo jeediyay in la dardargeliyo howlaha horyaala golaha maadaama ay Dowladda uu yahay waqti kooban isla markaan loo baahanyahay in dhammeystiro

Warar kale oo la xiriira