Baarlamaanka 

Guddoomiyaha Aqalka sare oo furay kulan aqoon-isweydaarsi ah oo loo qabtay xoghayeyaasha guud ee Baarlamaannada maamul-gobolleedyada

Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Mudane Senatar Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa shalay daah-furay madasha aqoon-isweydaarsiga xoghayeyaasha guud ee Baarlamaannada Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Baarlaamanka Federaalka Soomaaliya.

Mudane Xaashi ayaa sheegay in aqoon-isweydaarsigan oo socon doona muddo labo maalmood ah ay ujeedadiisa ugu muhiimsan ay tahay in kor loogu qaado aqoonta iyo qibradda Xoghayeyaasha Guud ee Baarlamaannada Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Baarlaamanka Federaalka Soomaaliya.

Gudoomiyaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaaahi oo furay kulan aqoon isweydaarsiga ah ayaa sheegay in loo baahan yahay in la wada shaqeeyo xogna la isasiiyo si wadajirna la isku

Hassan Istiila

Mogadishu, Somalia

Warar kale oo la xiriira