Baarlamaanka 

Gudiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada

Gudiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle.

Guddiga ayaa sheegay in bishaan ilaa bilowga bisha oo socota ay kusoo dhameystiri doonaan howlaha soo xulista xildhibaanada Hirshabeelle.

10-ka November ee sannadkan ayaa la qabanayaa doorashada Guddoonka Baarlamaanka ee maamulka.

Halkan ka akhriso 

Warar kale oo la xiriira