Warar 

Ra’iisul wasaaraha iyo Beesha Caalamka oo ka wadda-hadlay doorashooyinka iyo dhammeystirka dastuurka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayay habsami-u-socodka hannaanka doorashooyinka iyo dhameystirka dib-u-eegista dastuurka.

Shirka waxaa ka qeyb-galay safiirada dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya, gaar ahaa Midowga Africa, Qaramada Midoobe iyo Yurub. 

Ra’iisul wasaaraha iyo qaar kamid ah siiyahayaasha wasaarrada qaarkood ayaa shirka ka sheegay in guulaha la gaaray ay kamid tahay heshiiska doorashada, waxaa kaloo ay shegeen in shirka looga hadlayay tasiilaadka iyo agabka doorashada looga baahanyahay.

Warar kale oo la xiriira