Baarlamaanka 

Goorma ayuu furmayaa Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamanka Koonfur Galbeed?

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb Dr. Ali Said Faqi, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Guddiga joogtada Baarlamanka.

Kulanka waxaa kasoo qeyb-galay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamanka Marwo Shamso Maxamed yarrow iyo xoghayaha guud ee Baarlmanka Dr Liiban.

Kulanka Guddiga joogtada Baarlamanka, ayaa maanta looga hadlay qaban-qaabada Munaasabada furitaanka Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamanka Koonfur galbeed oo furmi doono  19-ka Bishan.

Hassan Istiila

Mogadishu, Somalia

Warar kale oo la xiriira