Baarlamaanka 

Guddomiyaha Golaha Shacabka iyo safiirka Sweden oo kulan ku yeeshay Mogadishu

Guddomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, ayaa shalay xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomalia Ambassedor Staffan Tillander.

Labada mas’uul ayaa kulankooda kaga hadlay arrimo ku saabsan xiriirka labada. Safaarradaha dalka jooga ayaa aad u daneynayay in doorashada dalka ka dhaceysa aysan ka dhalanin khilaaf.

Dalka ayaa sannadkan iyo horraanta sannadka xiga waxaa ka dhacaya doorashooyinka guud.

Warar kale oo la xiriira