Baarlamaanka 

Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta furmaya

Munaasabada furitaanka Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka dhaceysa Magaalada Baydhabo.

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof Jawaari, madaxweynaha Koonfur-Galbeed, xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka federaalka iyo marti kale ayaa ka qeyb-galaya munaasabada.

Halkan kala soco kulanka…

Warar kale oo la xiriira