Baarlamaanka 

Baarlamaanka oo maanta codka kalsoonida u qaadaya Golaha wasiirada cusub

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 24ka Oktooba 2020 lagu wadaa in in ay codka kalsoonida ugu qaadaan golaha wasiirada cusub ee dhowaan la magacaabay.

Golaha wasiirada cusub ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka dhex waday xildhibaannada baarlamaanka olole ay uga dalbanayaan inay codka kalsoonida siiyaan.

19-kii Bishaan ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaa uu Magacaabay golihiisa Wasiirada. 

Warar kale oo la xiriira