Baarlamaanka 

Waa maxay ajandayaasha kulanka maanta ee Golaha Shacabka?

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Mogadishu ayaa ka doodi doonna saddex ajande, kuwaasi oo kamid ah ajandayaashii horyaalla Golaha.

Saddexda ajande ee kulanka maanta ayaa kala ah akhrinta 2-aad H/Sh Adeegyadda Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed, akhrinta 2-aad hindise-sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Diiwaangalinta iyo Bixinta Aqoonsiyada Dadweynaha iyo ajandaha u codeynta W/B Sharciga Hantidhawraha Guud ee Dawladda.

Halkan kala soco kulanka maanta….

Warar kale oo la xiriira