Baarlamaanka 

Akhriso: Magacyada xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle

Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa xalay ku dhawaaqay liiska xildhibaannada cusub ee maamulka, kaas oo xulistiisa ay dhowaan ka socotay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle.

Xildhibaannada lagu dhawaaqay ayaa ah 90 xubnood oo u badan dhallinyaro, waxaana soo xulay odayaasha dhaqanka ee degaannada Hirshabeelle.

Hoos ka akhriso liiska xildhibaannada Baarlamaanka labaad

Warar kale oo la xiriira