Baarlamaanka 

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay xubnood ee Guddiga Doorashada Dadban

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay 8-da Xubnood ee Guddiga Doorashada Dadban ee dowlad goboleedyada Hirshabelle, 8-da Xubnood ayaa waxaa wehlin doona 3 Xubnood oo ka imaan doona Federaalka.

Halkan ka akhriso 

Warar kale oo la xiriira