Baarlamaanka 

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabelle oo maanta la magacaabay

Guddoomiyaha ku meel gaarka Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabelle ayaa maanta magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka, kaddib markii maanta la dhaariyay xildhibaannada.

Guddigan ayaa ka kooban 9-aad xubnood, waxaana guddoomiye u ah xildhibaan Yusuf Sheekh Xasan. 

Halkan ka akhriso:

Warar kale oo la xiriira