Baarlamaanka 

Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka Koonfur-Galbeed oo kulan la yeeshay xubno ka socday Xafiiska Hanti-dhowrka Guud

Guddiga Maaliyadda, Qorsheynta, Ganacsiga iyo warshadaha ee golaha wakiilaha KGS ayaa maanta xubno ka socday Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Koonfur-Galbeed kulan kula yeeshay hoolka shirarka ee gudiyada Barlamaanka.

Kulanka ayaa ajendihiisu waxaa uu ahaa, dhegeysiga warbixin guud oo ku saabsan hindise-sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee DGKGS.

Kulanka waxaa shir-guddoominayey gudodomiyaha gudiga maaliyadda Mudane. Xildhibaan Saciid Ahmed Cali.

Hassan Istiila

Mogadishu, Somalia 

Warar kale oo la xiriira