Baarlamaanka 

Xildhibaannada Baarlamaanka 2-aad ee Hir-Shabeelle oo maanta la dhaariyay

Xildhibaannada Baarlamaanka 2-aad ee maamulka Hirshabelle ayaa maanta lagu dhaariyay Magaalada Jowharo, kaddib munaasabad kooban oo ay ka qeyb-galeen xubnaha Guddiga soo xulay Baarlamaanka iyo mas’uuliyiin kala duwan.

Xildhibaannada ayaa dhaarinta kaddib, Maxamuud Siyaad Barqadle oo ah mudanaha ugu da’da weyn 90-ka Xildhibaan u xushay shir guddoon KMG ah, 

Mudanayaaaha cusub ayaa shaqadda igu weyn ee hortaalla waxaa ugu horreysa arrimaha doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha maamulka. 

Hassan Istiila

Mogadishu, Somalia 

Warar kale oo la xiriira