Baarlamaanka 

Xildhibaannada Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee dawlad goboleedka Hirshabeelle, ayaa lagu waddaa in maanta lagu dhaariyo magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle.

Qorshaha dhammaystirka xubnaha ka dhiman Baarlamaanka, oo ah 10 xubood, ayaa Magaalada laga dareemayaa. Xildhibaannada ilaa iyo hadda la magacaabay waa 90 Mudane. 

Munaasabadda dhaarinta waxaa ka qeyb geli doona mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo guddiga farsamada soo xulista Baaarlamaanka labaad.

Hassan Istiila

Mogadishu, Somalia 

Warar kale oo la xiriira