Baarlamaanka 

Akhriso: Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka oo ka hadashay soo xulista Baarlamaanka Hirshabeelle

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, oo xalay war-saxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in Guddiga soo Xulista Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, ay shaqo wanaagsan ay ka qabteen soo xulista xubnaha Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

“Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta waxa ay ku dhiirrigelinaysaa Guddiga Doorashada ee Baarlamanka in ay dhameystiraan inta ka dhiman hannaanka doorashada”.

Halkan ka akhriso

Warar kale oo la xiriira