Baarlamaanka 

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta 2-aad marsiiyay hindise-sharciyeedka Hay’adda Socdaalka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Maxamed Mursal iyo ku-xigeennadiisa ayaa shalay shir-guddoominayay, kulanka 3-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Golaha Shacabka BJFS.

Xildhibaannada ayaa akhrinta 2-aad marsiiyay hindise-sharciyeedka Hay’adda Socdaalka, kaas oo horay akhrinta koowaad loo soo mariyay.

Ka hor inta uusan dhammaanin muddo-xileedka Baarlamaanka, ayaa la filayaa in Golaha uu ansixiyo hindise-sharciyeedka Hay’adda Socdaalka.

Warar kale oo la xiriira