Baarlamaanka 

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo kulan yeeshay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal, ayaa shalay shir-guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ee Baarlamaanka.

Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdikariin Xaaji Buux, ayaa sheegay in kulanka looga hadlay dib-u-eegista ajandaha Golaha iyo heerarka ay marayaan shuruucda hortaalla Golaha.

Muddo-xileedka Baarlamaanka ayaa gaba-gaba ku dhow, waxaana horyaalla shuruuc badan oo u baahan in Golaha oo ka doodo.

Warar kale oo la xiriira