Warar 

Akhriso: Ra’iisul wasaaraha oo magacaabay Guddiyadda Doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa magacaabay guddiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.

Guddiyadan oo si weyn loo sugayay ayaa lagu wadaa in todobaadkan gudihiisa ay kulmaan ka hor inta aan tababaro la siinin.

Halkan ka akhriso 

Warar kale oo la xiriira