Baarlamaanka 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Hirshabeelle

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Mohamed Mursal Sheikh Abdurrahman, ayaa u hambalyeey Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka 2-aad ee Hirshabeelle oo shalay magaalada maanta lagu doortay.

Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Cabdixakin Luqmaan Xaaji Maxamed, u doortay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Hirshabelle.

Cabdixakin Luqmaan Xaaji Maxamed, ayaa helay 77 Cod, halka musharax la tartamayay ee Maxamed Maxamuud Goodir, uu helay 21 cod, waxaa xumaaday hal Cod.

Warar kale oo la xiriira