Baarlamaanka 

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka oo ka hadashay Doorashadii Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumada Federaalka Soomaliya ayaa ku dhiirigelisay Guddoonka cusub ee Baarlamanka in ay dhammeystiraan inta ka dhiman hannaanka doorashada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Wasaarradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa sido kale waxaa ay  hambalyo iyo bogaadin u dirtay Guddigii Qabanqaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboledka Hirshabeelle, hay’adaha amniga ee suuragaliyey habsami u socodka iyo nabaddgalyada Doorashada iyo dhammaan bulshada qaybaheeda kala duwan.

Halkan ka akhriso….

Warar kale oo la xiriira