Baarlamaanka 

Cabdi Xaashi oo ka hor-yimid Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi ee uu magacaabay Ra’iisul wasaaraha

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa ka hor-yimid Guddiga Doorashooyinka ee uu Ra’iisul Wasaaraha u soo magacaabay Maamulka Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi.

Mudane Xaashi, ayaa sheegay in aanan ka warqabin, wax talo ahna aanay ku lahayn inta badan siyaasyiinta, oday dhaqameedyada iyo beelaha kala duwan ee Dir Waqooyi xubnaha Guddiga Doorashada.

Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka Cabdi Xaashi—

Warar kale oo la xiriira