Baarlamaanka 

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiga maamulaya doorashada xildhibaannada ka imaanaya Somaliland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland.

Halkan ka akhriso:

 

 

Warar kale oo la xiriira