Baarlamaanka 

Guddiga Maaliyadda oo ka shiray hindise-shaciyeedka hay’adaha aan dowliga aheyn

Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorshaynta iyo la-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa maanta oo kulan ku yeesheen Xarunta Guddiga Maaliyadda ee Villa-Hargeisa.

Guddiga ayaa ka ka dooday ka shaqeynta Hindise-Shaciyeedka Hay’adaha aan Dowliga aheyn (NGO’s) ka.

Kulanka waxaa shir-gudoominaayey Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Maaliyadda Xildhibaan Aamina Sheekh Cusmaan.

Warar kale oo la xiriira