Baarlamaanka 

Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka oo qabtay kulan ku saabsan hindise-shaciyeedka hay’adaha aan dowliga aheyn

Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorshayntaiyo la-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Guddiga Maaliyadda ee Villa-Hargeisa.  

Kulanka ayaa ajandihiisa waxaa uu ahaa su’aalo weydiin ku saabsan Hindise-Shaciyeedka Hay’adaha aan Dowliga aheyn (NGOs) ka.

Su’aalo weydiinta waxaa ka qeyb-galay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Qaar kamid ah Howl   

Wadeenada Wasaaradda iyo Agaasimaha Qorsheynta, Tababarada & Diiwaan Gelinta Hay’adaha aan dowliga Aheyn (NGOs).

Kulanka waxaa shir-gudoominaayey guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Maaliyadda  Xildh: Aamina Sheekh Cusmaan.

Warar kale oo la xiriira