Baarlamaanka 

Xildhibaannada Hirshabelle oo maanta dooranaya Madaxweyne iyo ku-xigeenkiisa

Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Jowhar ku dooranaya madaxweyne iyo ku-xigeenkiisa.

Xilka madaxweynaha waxaa u tartamaya illaa iyo labo musharax oo kala ah, madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Hirshabeelle Cali Guudlaawe iyo musharax Cabdiraxmaan Jimcaale Cusmaan.

Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Goleyaasha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Martisharaf kale, oo ku sugan magaalada ayaa ku sugan madasha doorashada

Halkan kala soco…..

Warar kale oo la xiriira