Baarlamaanka 

Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka oo mar kale ka shiray sharciga hay’adaha aan dowliga aheyn

Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorshaynta iyo la-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeesheen Xarunta Guddiga Maaliyadda ee Villa-Hargeisa.

Ajandaha kulanka ayaa ayaa diyaarinta akhrinta 2aad ee Hindise-Shaciyeedka Hay’adaha aan Dowliga aheyn (NGO’s)ka. 

Kulanka waxaa shir-gudoominaayey xog-hayaha Guddiga Maaliyadda Mudane: Xildh: CabdiXakiim Macalin Axmed Maalin.

Guddiga ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay ka shirayay sharciga, kaas oo la filayo in Baarlamaanka la geeyo.

Warar kale oo la xiriira