Baarlamaanka 

Golaha Shacabka oo maanta akhrinta 3aad marsiinaya hindise- sharciyeedka Beeraha

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta kulan ku leh magaalada Mogadishu, ayaa ka doodi doona akhrinta 3aad ee hindise- sharciyeedka Beeraha Soomaaliyeed.

Hindise-sharciyeedkan ayaa waxaa uu soo maray akhrinada koowaad iyo labaad, waxaana xildhibaannada ay aad uga doodeen kiimikooyinka beeraha ee dalka la keenno in loo adeegsan karo qaraxyo.

Halkan kala soco kulanka…

Warar kale oo la xiriira