Baarlamaanka 

Akhriso: Guddoomiyaha Aqalka Sare oo cabasho u gudbiyay Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta qoraal cabasho ah u diray Midowga Africa iyo Xafiiska Qaramada Midoobe.

Guddoomiye Xaashi ayaa sheegay in nidaam aan sharci aheyn lagu magacaabay guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya, waxaa uu sidoo kale dhaliilay nidaamka guddiga doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi.

Waxaa uu sidoo kale dhaliil xooggan uu u jeediyay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda.

Halkan ka akhriso 

Warar kale oo la xiriira