Baarlamaanka 

Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya saddex ajande

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku leh Mogadishu, kaas oo looga doodi doonno saddex ajande oo xildhibaannada horay loogu qey-biyay.

Ajandayaasha kulanka ayaa kala ah u codeynta Xubnaha Guddiga Adeega garsoorka, u codeynta Xubnaha Guddiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa iyo akhrinta 3-aad ee H/Sh Nootaayooyinka Soomaalia.

Halkan kala soco kulanka…

Warar kale oo la xiriira