Baarlamaanka 

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Gobolka Banaadir

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Gobolka Banaadir.

Xubnaha Guddiga ayaa ka kooban 11 mudane, waxaana ay ku biirayaan Guddiyadii doorasho ee dhawaan la magacaabay.

Halkaan ka akhriso

Warar kale oo la xiriira