Baarlamaanka 

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi

Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa maanta magacaabay 8-da Xubnood ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka dadban ee Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi Somaliland.

Halkan ka akhriso 

Warar kale oo la xiriira