Baarlamaanka 

Guddoonka Golaha Shacabka oo caawa ku biiray shirka wadatashiga ee musharraxiinta madaxweynaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Mohamed Mursal iyo ku-xigeenkiisa ayaa caawa ku biiray shirka wadatashiga ee musharraxiinta madaxweynaha ee sannadka 2020-2012.

Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ayaa sidoo kale maanta tagay shirka, iyadoona qaar kamid ah dhallinyarada ay maanta ku biireen shirka.

Shirka ayaa la filyaa in berri lasoo afmeero lagana soo saaro war-saxaafadeed.

Hassan Istiila

Mogadishu, Somalia

Warar kale oo la xiriira