Warar 

Midowga musharrixiinta Madaxweynaha oo maanta qaabilay Ururada Haweenka Soomaaliyeed

Midowga musharrixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee sannadka 2020 – 2021 oo maalintii afaraad shir uu u socdo, ayaa maanta qaabilay ururada Haweenka Soomaaliyeed, kuwaas oo tallooyin iyo aragtidooda ku aadan doorashada Soomaaliya la wadaagay musharraxiinta. 

Musharrixiinta ayaa dhankooda u cadeeyay Haweenka Soomaaliyeed in aysan ayagu diyaar u aheyn fowdo dalka ka dhacda taa badelkeedana ay ka shaqeynayaan in la helo doorasho lagu wada qanacsan yahay oo dalka ka dhacda. 

Maanta ayaa lagu wadaa in lasoo afmeero shirka, lagana soo saaro warsaxaafadeed 

Warar kale oo la xiriira