Baarlamaanka 

Guddiga Barlamaanka u qaabilsan soo diyaarinta warbixinta COVID-19 oo la kulmay Wasiirka Maaliyadda

Guddiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka u qaabilsan soo diyaarinta warbixin ku saabsan saameynta caabuqa saf-mareenka COVID-19, ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudabe Cabdiraxman Ducaale Bayle iyo xubno ka socda Wasaaradda Maaliyadda.

Xildhibaan Farhia Mumin Ali, oo ahaa Guddoomiyaha Guddiga ayaa shir-guddoomineysay kulan oo Wasaaradda lagu weydiinayay su’aalo iyo arrimo ay ka mid yihiin saameynta caabuqa Covid 19 uu ku reebay dalka, gaar ahaan dhaqqllaha iyo qaabkii ay wasaarrada u maamushay. 

Warar kale oo la xiriira