Warar 

Akhriso: Go’aannada laga soo saaray shirka wadatashiga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya 2020 – 2021

Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya 2020 – 2021 oo uu shir wadatashi ah ugu socday magaalada Mogadishu intii u dhexeysay 21 ilaa 26, November sannadka 2020 ayaa maanta laga soo saaray war-saxaafadeed lagu caddeeyay go’aannada madaxda.

War-saxaafadeedka ayaa ka kooban go’aannada maamulka doorashooyinka, go’aannada amniga doorashooyinka iyo go’aanno guud.

Halkan ka akhriso 

Warar kale oo la xiriira