Warar 

War-murtiyeedka shirka Wadatashiga Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo maanta la filayo

War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya 2020/2021 ayaa maanta la filayaa in la soo saari doonaa, kaddib shir socday muddo afar maalmood ah.

Musharraxiinta ayaa shirkooda kaga hadlayay walaaca doorashada iyo daacadnimada guddiyada la magacaabay.

Shirka waxaa lagu casuumay qeybaha kala duwan ee bulshada, sida haweenka, ganacsatada, ururada bulshada iyo culumada.

Halkan kala soco…

Warar kale oo la xiriira