Baarlamaanka 

Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug oo maanta uu tababar uga furmay Mogadishu

Xildhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa maanta magaalada Mogadishu uga furmay Tababar ku saabsan dar-dargelinta howlaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Gudoomiye ku-xigeenada 1-aad iyo 2-aad, oo ka hadlay munaasabada furitaanka tababarka ayaa sheegay in Guddoonka Baarlamaanka iyo hay’adda UNDP ay soo qaban-qaabiyeen aqoon is-weydaarsiga.

Ujeedka tababarka ayaa ah kor u qaadida howlaha Baarlamaanka, sidoo kale tababarka waxaa qeyb ka ah howl-wadeenada Baarlamaanka Dowlad Galmudug.

Hassan Istiila
Mogadishu, Somalia

Warar kale oo la xiriira