Warar 

Madaxweynaha Puntland oo Garowe ku qaabilay wafdi ka socda Wakiilada Beesha Caalamka

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Garowe ku qaabilay wafdi ka socda Wakiilada Beesha Caalamka, waxaa wafdigan hoggaaminayay kuxigeenka Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.

kulankan ayaa looga hadlayay xaalada cakiran ee ka jirta doorashooyinka iyo sidii doorasho wadar ogol ah oo jawi nabdoon ah dalka uga dhici laheyd.

Jubbaland ayaa lagu wadaa in wafdiga ay tagaan, maadaama labada maamul ay diidanyihiin hanaanka doorasho ee dowladda Federalka ay waddo.

Halkan kala soco wixii kasoo baxa kulanka…

Warar kale oo la xiriira