Baarlamaanka 

Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur-Galbeed oo ka qeyb-galay shir wadatashi oo ka socday Baydhabo

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka KGS Dr Cali Saciid Faqi, ayaa maanta ka qeyb-galay shirka wadatashiga Guddoomiyayaasha Gobolada iyo Degmoyinka KGS.

Guddoomiyaha oo hadal ka jeediyay shirkan oo galay maalintiisa afaraad, ayaa khudbadiisa kaga hadlay muhiimada wada shaqeynta maamulada deeggaanka.

Warar kale oo la xiriira