Baarlamaanka 

Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland oo kulamo kula yeelanaya magaalada Lusaka xildhibaannada dalka Zambia

Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland oo ku sugan magaalada Lusaka, ayaa maanta uu u furmay kulamo ay la leeyihiin xubno ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi.

Wafdiga Puntland ka socda ayaa ka kooban guddiga dhaqaallaha iyo xisaabaadka Golaha Wakiillada, hanti-dhawrka guud, khabiiro dhinaca qaanuunka iyo xisaabaadka, la-taliyayaal sar-sare, madax ka socta Barnaamijka maareynta xisaabaadka ee loo yaqaan ( Public financial management – PFM ).

Shirkaas oo ka furmay Xarunta Baarlamaanka dalka Zambia, ayaa socon doonaa muddo 4 berri ah.

Hassan Istiila

Mogadishu, Somalia 

Warar kale oo la xiriira