Baarlamaanka 

Akhriso: Maxaa u qabsoomay Guddiga hirgelinta Doorashooyinka dadban ee heer federal?

Guddiga Doorashada dadban heer Federaal ee uu muranka ka taagan yahay ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed ay uga hadlayaan howlaha u qabsoomay tan iyo markii la magacaabay.

Guddiga ayaa sheegay in meel fiican ay u mareyso shaqada guddiga, si dhakhse ah u guda geli doonaan waajibaadka ka saaran in dalka gaarsiiyaan doorasho waqtigeeda ku dhacda oo xor iyo xalaal ah.

Halkan ka akhriso war-saxaafadeedka 

Warar kale oo la xiriira