Warar 

Golaha Midowga Musharraxiinta oo go’aanka dowladda ay ka qaadatay xiriira Kenya ku tilaamay “Olole doorash”

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in ay aad uga walaacsanyihiin go’aannada dowladda ay ka qaadaneyso arrimaha muhiimka ah ee dalka ee saameynaya danaha Qaranka iyo shacabka.

War-saxaafadeedka kasoo baxay Golaha ayaa lagu sheegay in go’aanka dowladda ay ka qaadatay xiriirka kenya in ay tahay mid loo isticmaalayo arrimo ka xiriira ololaha doorashada.

Halkan ka akhriso 

Warar kale oo la xiriira