Baarlamaanka 

Xildhibaanno ka socda Galmudug oo Puntland kala hadlay maxaabiis kasoo jeeda Galmudug oo ku xiran Garawe

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaaanka Dowlad Galmudug oo howlo shaqo ujooga magaalada Garawe ayaa la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Xildhibaanada ayaa madaxweyne ku xigeenka Puntland kala hadlay maxaabiis kasoo jeeda Deegaanada Dowlad Goboleedka Galmudug kuwaas ku xiran Xabsiga dhexe ee Magaalada Garawe.

Labada dhinac ayaa isku afgartay in wada hadalada ku saabsan mowduucaasi lasii wado, si uu u mira dhalo.

Warar kale oo la xiriira