Warar 

Midowga Musharraxiinta oo walaac ka muujiyay in Wasaaradda Badroolka ay ku dhiirrato bixinta ruqsadaha barista Batroolka

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa walaac xooggan ka muujiyay in iyada oo dalka uu galay doorasho ay Wasaaradda Badroolka iyo Macdanta ku dhiirratay bixinta ruqsadaha barista Batroolka.

Talaabadaasi ayey ku sheegeen mid lidi ku ah nidaamka dowlad-wanaagga.

Halkan ka akhriso 

Warar kale oo la xiriira