Warar 

Akhriso: War-saxaafadeedka mowqifka Jubbaland ee doorashooyinka 2020/21

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay mowqifkeeda ku aadan doorashooyinka 2020/21, waxaana ay ka digtay in madaxda dowladda ay iska indha tiraan cabashooyinka maamulka Jubbaland.

War-saxaafadeedka waxaa ay uga hadleen arrimaha heshiiskii doorashooyinka iyo arrinta Gobolka Gedo.

Jubbaland ayaa dalbatay in gacanteeda lagu soo celiyo Maamulka, garsoorka, amniga gudaha Gobolka Gedo, taasoo ciidamo u abaabulan qaab jabhadeed ka amar qaata Saraakiil ka tirsan Nabadsugida ay la wareegeen muddo 10 bilood laga joogo.

Halkan ka akhriso

Warar kale oo la xiriira