Warar 

Guddiga doorashada heer dowlad-gobolleed oo maanta tababar loogu furay Mogadishu

Magaalada Mogadishu maanta waxaa ka furmay tabar ku saabsan doorashooyinka oo loo qabtay xubnaha dowlad-gobolleedyada ee ka tirsan guddiga doorashooyinka dadban ee dalka.

Tababarkan ayaa socon doona saddex maalmood, waxaana casharada bixin doona qubaro Soomaali ah oo aqoon durugsan u leh doorashooyinka oo uu kamid yahay abuukaate Dhegey oo horay usoo maamulay doorashadii dadbaneyd ee sannadkii 2017-kii.

Xubnaha guddiga ayaa loogu baaqay in ay ka shaqeyaan cadaalada, madaama doorashada ay sababi karto colaad iyo nabad.

Warar kale oo la xiriira